Guddiga ka talo bixinta wax ka bedelka muddo xileedka Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka iyo Madaxweynaha ee qodobada 60-aad iyo...
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay safiirka Dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya...
Lataliyaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci-Darrada Ah ee Soomaaliya Marwo Mako Maxamuud Muuse, ayaa boggasadisay howlgallada...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa Maanta xukunno kala duwan ku riday askartii ka dambeysay weerarkii dhawaan ka dhacay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Sharm...
Ciidamada Boliiska degmada Wadajir oo kaashanayo dadka degaanka ayaa fashiliyay qarax argagixisada ay dhigtay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir,kaa oo...
Shirkan oo socday intii u dhaxaysay 16-20 May waxaa ka qeyb agaasimayaasha Warbaahinta dadweynaha ee dowladaha Afrika, ururada taageerada Warbaahinta...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hoyga uu ka daganyahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay mas'uuliyiin kale duwan....
Waxaa ka furmay magaalada Gaalkacyo ee Caasimadda Gobolka Mudug wajiga 2-aad ee Shirka wada-tashiga Booliska iyo Bulshada. Shirkan ayaa waxaa...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashid Xaaji oo uu wehelinayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda mudane Cismaan Maxamed...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...
Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho