Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud Guure oo uu wehliyay Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir mudane Maxamed...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tiina...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qayb galay munaasabadda shaacinta natiijada saddexdii kun ee...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa Dekadda Muqdisho ku qabatay Konteenar siday alaabo ay ciidamadu adeegsadaan oo ay...
Sida uu kusoo waramayo Weriyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Galgaduud Abdulahi Warsame Roble Madaxii Khawaarijta u Qaabilsanaa Zakawaatka deegaanno ka tirsan...
Guddiga u qaabilsan Wasaaradda Qorsheynta xaqiijinta iyo hubinta soo guuritaanka hay’adaha caalamiga ah (INGOs-ka) iyo kuwa Qaramada Midoobay (UN Agencies)...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo lagu...
Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, wuxuu Xafiiska Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, kulan...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka cusub ee Dowladda Ingiriiska...
Shir ay isugu yimaadeen dalalka Safka hore ee hoggaaminaayo hawlgalka ka dhanka ah kooxaha khawaarijta, ayaa ka qabsoomay xarunta talidka...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho