Masโuuliyiin ka tirsanย Waasaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda, Mudane...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sh. Bashiir, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda...
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraad ka badda ayaa ballan qaadday in kuwa ugu nugul dadkii ku hanti beelay qaraxyadii Soobe 2...
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda...
Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibedd Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa kulan kula qaatayย caasimadda dalka Algeria ee Algiers, dhigiisa Arrimaha dibedda ee...
Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ayaa galabta kulan dhiirri-gelin la qaatay dhallinyarada Daryeel bulsho oo ka mid ah kooxaha dhallinyaro...
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa galabta mar kale booqasho ku tagay...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland"Waxaan Cambaaraynayaa Falkii Argagaxisada ee qaraxii Arxan darada Ahaa ee Soobe". Abwaan Abdirashiid Yusuf Jibriil Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey shirka 3aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) kaas oo lagu...
Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefdi uu hoggaaminayey Madaxa mashuurca Horumarinta...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa daahfuray Shirweynaha 3aad ee Waxbarashada Qaranka, oo sannadkan...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Riyaad ee...
Sanatarro ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah oo si qoto dheer...
Wasaaradda Qoyska oo Muqdisho ku qabatay Munaasabadda 6da February ee maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Gudniinka gabdhaha, munaasabaddan ayaa waxaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho