Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay guddi ka socda...
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Macalin Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiir ku-xigeenka Mudane, Axmed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maanta si rasmi ah uga...
Dhismaha xarunta dhexe ee Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Gobaleedka Galmudug oo ay qeyb ka yihiin xafiisyada adeegga degdega ah ee Caafimaadka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday hey’adda IOM, oo ay...
Dowladda Pakistan ayaa ku dhawaaqday in fatahaadii dalka ka dhacay dhowaan sababeen khasaare ka badan 30 bilyan oo doolar, isla...
Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Elmi Maxamuud Nuur iyo Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Marwo Raaxo Janaqow ayaa maanta shir muhiim...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac (Huruse), ayaa kullan la qaatay Safiirka Talyaaniga u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,H.E....
Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya shacabka Soomaaliyeed ayaa xoojiyay howlgallada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab oo maalmihii dambe si xoogleh...
Shirka madasha wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya dowladda federaalka iyo madaxda maamul goboleedyada ayaa maalmaha soo socda ka furmaya magaalada...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...
Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS ayaa kulankoodii maanta kaga hadlay xaaladda daran ee abaaraha dalka ka jira, waxa ayna soo saareen...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali held consultations today...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa maanta magaalada Qaahira kula yeeshay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho