Wasiirka wasaaradda waxbarashadda Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa soo xiray shirka wadatashiga Qaran...
Wasiirka Wasaaradda Shaqada Iyo Arimaha Bulshadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Abdullahi Maxamed...
Madaxweynaha Ruushka oo ku baaqay in wax laga qabto isbeddelka cimilada dunida ee sii xumaanaysa. madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray deegaanka Cada Kibir ee gobolka Galgaduud,...
Wasiirka Arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa ammaanay sida geesinnimada...
Maamulka Gobolka Benaadir ayaa maanta marti galiyay shirka 4-aad ee Wadatashiga Wasaaradda Caafimaadka iyo Wasaaradaha Dowlad goboleedyada ee xubnaha ka...
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ay bur buriyeen Maxkamad-beenadkii argagixisada Al-Shabab ku...
Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Axmed Sheekh Cali Doodishe ayaa sheegay in uu kulan la qaatay Safiirka Midowga...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Hon. Jibril Abdirashid Haji , ayaa maanta furay shirkii ugu horreeyey ee ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre,ayaa maanta daah-furay Qorshaha Qaranka ee kaallinta haweenka ku leeyihiin amniga iyo...
Muqdisho, Febraayo 05, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa si weyn...
Muqdisho, Khamiis, 05 Febraayo 2026: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa ayaa lagu soo...
Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa kormeer shaqo ku tagay Suuqa Xoolaha iyo xeryaha ay ku nool yihiin...
Culumo uu hoggaaminayo Sheekh Xuseen Cali Jabuuti ayaa maanta fagaare kula hadlay bulshada iyo maamulka Degmada Balcad, iyagoo jeediyay dardaaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho