Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa maanta shir guddoomiyey Guddi Hoosaadka Tiirka Dhaqaalaha. Guddiga, ayaa soo...
Gudoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wehliyaan Wasiir ka Gar-gaarka Koonfur Galbeed Cabdinaasir Caruush, Wasiirka...
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Adan, ayaa kulan mira-dhal ah...
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo,ayaa maanta soo Gaarey Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Jamhuuriyada...
Agaasimaha Guud Madaxtooyada Qaranka Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hoggaaminayo,ayaa Maanta lagu soo dhaweeyey Magaalada Baydhabo ee Xarunta...
Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha bani'aadanimada, Warfaafinta iyo dhaqanka Aqalka Sare oo gudnaya waajibadaakisa shaqo, ayaa xafiiskooda ugu yeeray Guddiga...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo Wasiirka Gashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta gaaray magaaladda Wisil ee...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa maanta furay shirka deyn-cafinta ee u dhexeeya hey’adaha Dowladda oo...
Diyaarad ay saarnaayeen 72 qof ayaa ku burburtay meel u dhow garoon diyaaradeed oo ku yaalla bartamaha dalka Nepal, waxaana...
Wasiiru-dowlaha arrimaha gudaha maamulka Galmudug Cumar Guureeye ayaa maanta degmada Hobyo kulan kula qaatay saraakiisha hoggaamineysa ciidamo xalay gaaray degmada...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa deeq gargaar raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo nugul oo ku nool magaalada...
Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo xoojinta amniga...
Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho