Barnaamijka Wadajir oo ka hadla xasilinta dalka waxaa uu diirada saarayaa todobaadkan halka ay marayso diyaarinta hannaanka Qaran ee...
Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka xogta xagjirka ah oo ah Barnaamij looga hadlayo ficilada xagjirka ah...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa xoreeyey deegaano ay kamid yihiin Gandershe iyo Jilib oo hoos taga magaalada Marka ee Xarunta...
Magaalaada Muqdisho ayaa sanadkii afaraad waxa ay marti galisay Bandhiga caalamiga ah ee buugaagta Muqdish, waxaa ka qeyb galay aqoonyahano...
Danjiraha Britain, u jooga Soomaaliya, David Concar oo wareysi siiyay warbaahinta dowladda ayaa ka hadlay kaalamadii dhaqaale ee dhowaan shaacisay...
Barnaamijka Wadajir oo ka hadla xasilinta dalka iyo dowladaha hoose waxaa todobaadkani uu diirada saarayaa muhiimada shirka xasilinta, Qorshaha xasilinta...
Maamulka Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa ku guulaystay inuu dibuheshiin dhex dhigo beelahii ku dagaalamay deegaanno hoosyimada Degamadaasi. ...
Barnaamijka Wadajir oo diirada saara xasilinta dalka si bulshada loo gaarsiiyo maamulka ayaa todobaadkan waxaa uu ka hadlayaa howlaha...
Taliyaha Ciidanka Danab ee Jubbooyinka Xasan Maxamed Aadan ayaa sheegay in weerarkii maleeshiyaadka Al-Shabaab ay ku soo qaadeen deegaanka Baar-Sanguuni...
Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta xariga ka jaray...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....
RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...
RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho