Waxaa hadda lasoo gabagabeeyey tirinta codadka ergadii dooraneysay xildhibaanka qaadanaya kursiga HOP#095 oo caawa ay doorashadiisu ka dhacday magaalada Gaalkacyo...
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayay Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey Miisaaniyad KMG ah oo...
Ciidanka Booliska Gobolka Mudug qeybta Puntland oo howlgalo ka sameeyay magaalada Gaalkacyo ayaa gacanta ku dhigey Mowliid Maxamuud Nuur oo...
Warqad ay si wadajir ah u soo saareen labada xoghaye ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare, Cabdikariin Buux iyo Cali...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Marwo Fahiima Cismaan Cumar ayaa Baydhabo ka...
Ciidanka xooggga dalka, gaar ahaan guutada 7-aad qeybta 60-aad ayaa howlgal ballaaran oo ka dhan ah maleeshayada Al-shabaab ka sameeyay...
Hay’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay, ayaa sare u qaadaysa gargaarka ay u fidiso kumanaanka qof ee ka soo barakacay...
Allaha u naxariistee Maxamuud Muxumed Kuulow oo ka mid ahaa xildhibaanada cusub ee golaha shacabka ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi...
Agaasimaha Guud Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Xasan Maxamed Saciid Samantar “Gacaliye”, ayaa kulan la qaatay Taliyaha cusub ee Barnaamijka Tababaradda Midowga...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cabdi Siciid Muuse ayaa xariga ka jarayay dhismayaal lagu soo kordhiyay safaaradda Soomaaliya ee Dalka...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa faahfaahin ka bixiyay qaraar uu meel mariyay Baarlamaanka gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu beegsaday maleeshiyaad iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, ayaa saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho