Wasaaradda difaaca Rushka ayaa ku dhawaaqday in ay xabbad joojin ka sameysay magaalooyinka goβdoonsan ee Ukraine si shacabka ay uga...
Guddiga hirgalinta Doorashada Galmudug, ayaa shaaciyay guddiga xulista shan kursi oo kamid ah kuraasta Golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay...
Guddiga Qiimeynta Xaaladda deegaan doorashada labaad ee Jubaland ee Garbahaarreey ee uu magacaabay Raβiisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa soo...
Sida ay Radio Muqdisho u xaqiijiyeen saraakiisha ammaanka magaalada Beledweyne, waxaa caawa la toogtay labo ka mid ah argagixisada Al-Shabaab,...
Safaaradaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Germany, Belgium iyo Serbia waxa ay sameeyeen bar is-gaarsiineed oo waxtar u leh muwaadiniinta Soomaaliyeed...
Shaqada ciidanku, waxay safka hore uga jirtaa howlaha ugu adag ee biniβaadanku u qabto si maalinle ah, tan ugu muhiimsana...
Dab ayaa ka kacay xarunta tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhzhia ee ku taala Dalka Ukraine, waana warshadda tamarta Nukliyeerka ugu weyn...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa taliyihii hore ee ciidanka PSF-ta Puntland Jeneraal Maxamuud Cusmaan Diyaano waxuu u...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Nuuriya Aadan Ciise iyo Agaasimaha guud ee...
Agaasinka Kormeerka iyo Qiimeynta ee Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kullan Aqoon-is-weydaarsi ugu qabtay...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...
Waxaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya lagu soo gebagebeeyay shirkii ugu horreeyay ee heer gobol ee Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga...
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS, Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibbada Caalamka, ayaa 21-kii bishan fuliyay howlgal duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday deegaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
Β© 2022 Radio Muqdisho
Β© 2022 Radio Muqdisho