Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xil. Cabdullaahi Maxamad Nuur iyo safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Tiina Intelmann...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Duran Axmed Faarax ayaa maanta la shiray masuuliyiin ka socday Diyaaradaha...
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka duuleysa Waajibaadka Shaqo Ee Wasaaradda ee ku aadan ilaalinta Tayada Shidaalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si diirran loogu soo dhaweeyey Golaha Amiirka Dowladda aan walaalaha nahay...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay shir ay yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha,...
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa maanta lagu qabanayaa doorashada shan kursi oo deegaan doorashadooda ay tahay magaaladaas. Guddiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qadar halkaas...
Magaaladda Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa maanta lagu doortay qaar kamid ah Kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaaladaas, waxaana aad...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhowayd safar shaqo oo labo maalmood...
Iyadoo magaalada Boosaaso ay socoto Doorashada 16 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegayaa...
Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xirsi Jaamac Gaani oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania,...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Luanda ee dalka Angola kaga qaybgalaya Kalfadhiga...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Omar Afrah ayaa kulan la yeeshay Ku-simaha Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan wax-ku-ool ah la yeeshay wafdi ka socday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho