Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Lix iyo taban Xildhibaan oo maanta lagu doortay Boosaaso

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Lix iyo taban Xildhibaan oo maanta lagu doortay Boosaaso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaaladda Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa maanta lagu doortay qaar kamid ah Kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaaladaas, waxaana aad loo adkeeyay amniga goobta doorashada ay ka dhaceysay.

Maxamuud Axmed Aadan (Geesood), ayaa kusoo baxay doorashada maantaย  .Kursi oo sumaadiisa tahay HOP#157, waxaa ku guuleystay oo kamid noqday Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Cabdicasiis Maxamed Maxamuud (Qambi) ayaa kusoo baxay Kursi sumaadiisa tahay HOP#227.ee Doorashada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

Gen. Bashiir Cabdi Maxamed Maxamuud (Ameeriko) Taliyihii hore ee Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa kusoo baxay kursiga sumadiisa tahayHOP#273.waxowna kamid noqday Baarlamanka Federaaka Soomaaliya ee 11aad.

Marwo Cabdi Bashiir Xaaji Cali ayaa ku soo baxday kursiga sumadiisa tahay HOP#234, ee Doorashada Baarlamanka Federaaka Soomaaliya.

Muuse Axmed Ismaaciil ayaa guuleystay kursiga sumadiisa tahay HOP#076 ee Doorashada Baarlamanka Federaaka Soomaaliya.

Cali Mahdi Maxamed ayaa ku guuleystay kursiga sumadiisa tahay HOP#169, waxowna kamid noqday Baarlamanka Federaaka Soomaaliya.

Maxamed Bashiir Cali ayaa ku guuleystay kursiga sumadiisa tahay HOP#083 , waxowna kamid noqday Baarlamanka Federaaka Soomaaliya.

Cali Xaaji Daahir Saleebaan ayaa ku guuleestay kursiga sumadiisa tahay HOP#220, , waxowna kamid noqday Baarlamanka Federaaka Soomaaliya.

Cabdulaahi Faarax Mire ayaa ku guulaystay Kursiga tirsigiisu Yahay HOP-228 ,waxowna kamid noqday Baarlamanka Federaaka Soomaaliya.

Caynaanshe Yusuf Xuseen ayaa ku guulaystay Kursiga sumadiisa tahay HOP-222. waxowna kamid noqday Baarlamanka Federaaka Soomaaliya ee 11aad.

Maxamed Aadan Diini ayaa ku guulaystay Kursiga sumadiisa tahay HOP-036. waxowna kamid noqday Baarlamanka Federaaka Soomaaliya ee 11aad.

Siciid Cali Muuseย  ayaa ku guulaystay Kursiga sumadiisa tahay Hop-027 waxowna kamid noqday Baarlamanka Federaaka Soomaaliya ee 11aad.

Sadaam Maxamuud Cabdi ayaa ku guulaystay Kursiga sumadiisa tahay Hop-158 waxowna kamid noqday Baarlamanka Federaaka Soomaaliya ee 11aad.

Yuusuf Xuseen ayaa ku guulaystay Kursiga sumadiisa tahay Hop-083. waxowna kamid noqday Baarlamanka Federaaka Soomaaliya ee 11aad.

Maxamed Cabduqaadir Maxamed ayaa ku guulaystay Kursiga sumadiisa tahay Hop-083. waxowna kamid noqday Baarlamanka Federaaka Soomaaliya ee 11aad.

Faysal Axmed Maxamuud ayaa ku guuleystay kursiga sumadiisa tahay HOP#190,waxowna kamid noqday Baarlamanka Federaaka Soomaaliya ee 11aad.

Guddiga hirgalinta doorashooyinka maamulka Puntland ayaa dhawaan shaaciyay musharrixiinta u taagan 16 kursi ee taala magaalada Boosaas, kuwaas oo doorashadooda maanta dhacday.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo Safar Shaqo ugu ambabaxay dalka Qatar

Next Post

Duqa Muqdishoย oo daahfuray mashruuca dhismaha waddada DR Kadare โ€œSAWIRROโ€

Next Post
Duqa Muqdishoย oo daahfuray mashruuca dhismaha waddada DR Kadare โ€œSAWIRROโ€

Duqa Muqdishoย oo daahfuray mashruuca dhismaha waddada DR Kadare โ€œSAWIRROโ€

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In