Wafdi ka kala socda Ukraine iyo Ruushka, aya goordhaw gaaray xuduudka Belarus, halkaasi oo ay ka billaaban doonaan wada hadallo...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay jadwalka doorashada lix kursi oo kamid ah kuraasta Golaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda, Nabadda...
Waxaa maanta Magaalada Muqdiaho lagu soo gaban gabeeyay Shirka Madasha Golaha Horumainta Qaranka oo labadii bari ee la soo dhaafay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda Amniga iyo Nabadgelyada ee Midowga Afrika...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo war ka soo saaray guusha Afhayeenka xukuumadda Maxamed Ibraahim Macalimuu oo maanta...
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 26th February 2022, saxiixay hindise sharciyeedyo...
Shirkaan oo ay ku mideeysan yahiin Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarnta Dhaqaalaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Qorsheynta ee Dowlad...
Guddiga Hirgalinta doorashooyinka Hirshabeelle SEIT ayaa shaaciyay Qaybtii 2-aad 11 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee taalla...
Guddiga gurmadka abaaraha ee uu magacaabay Ra’iisal wasaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gurmad kala duwan gaarsiiyay dadka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah oo...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho