Marka la eego xaaladda amni ee ka jirta dalka Ukraine, Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay kula talinaysaa dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed...
Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Gorgor ayaa deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa laayey 29 xubnood oo ka tirsanaa...
Maamulka iyo shacabka magaalada Gaalkacyo ayaa bilaabay olole Nadafadeed oo lagu qaadayo qashinka faraha badan ee yaalla xaafadaha magaaladaasi. Ololahaan...
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Mareykanka ayaa xubno ka tirsan argagixisada Al-Shabaab la beegsaday duqeyn dhanka cirka ah oo ka...
Booliska dalka Ukraine ayaa shaaciyey in la xaqiijiyey geerida 7 qof oo lagu dilay duqeymaha Ruushka, saraakiisha booliska ayaa warbaahinta...
*Madaxweyne Vladimir Putin ayaa amray in howlgal gaar ah ciidankiisa ku qaadaan dalka Ukraine Khamiista maanta ah si loo ciribtiro...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa casho sharaf u sameeyay Xildhibaannada dhawaan la doortay ee...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey shirka Amniga Qaran oo looga hadlayay xooninta amniga Dalka,...
Afhayeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Maxamed Ibraahin Macallimuu ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii dalka Turkiga looga...
Horjoogihii Jabhadaha ee argagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa gobolka Hiiraan iyo 60 dhagarqabe oo kale ayaa maanta lagu dilay howlgal qorsheysan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo casri ah oo dhererkeedu yahay...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-bannaan iyo Xuduudaha Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, Guddoomiye Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed iyo Xoghayaha Gudiga Mudane...
Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa toogasho lagu fuliyey Hodan Maxamuud Diiriye oo Maxkamad ku taalla Puntland ay dil toogasho ah horay...
Duqeyn culus ayaa saacadihii dambe ee xalay lagu beegsaday Khawaari muddooyinkii dambe godad ka qodanayay deegaanka Geedi-xeyr oo Waqooyi kaga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho