Madaxda wadamada urur goboleedka IGAD ayaa magaalada Adis Ababa ku yeeshay shirkii 29-aad ee heer madaxweyne. Madaxda urur goboleedka IGAD...
https://www.youtube.com/watch?v=PcnuvRMjHSQ
Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkaan idinkugu soo gudbinaynaa sawirrada soo dhaweeynta maanta loo sameeyay Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan,...
https://www.youtube.com/watch?v=HIzhQ_djy-Q
Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Turkiga Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Recep Tayyip Erdoğan ayaa si wadajir ah xariga uga jaray Terminal-ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabta...
Madaxweynayaasha Turkiga Recep Tayyib Erdogan iyo Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle kulan ay ku wada qaateen magaalada Jibuuti ee dalka Jibuuti...
Waxaa Qoray: Yuusuf Sheikh Ciise Bishii August 19-keedi sanadkii 2011, waxaa magaalada Muqdisho booqasho ku yimid Ra'iisul-wasarihii Turkiga oo ah...
Madaxweynaha Wadanka Turkiga Racep Tayyib Erdogan oo lagu waday in Maanta oo jimco ah uu soo gaaro Magaalada Muqdisho ayaa...
21 January, 2015: Mogadishu- Xafiiska Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa uu si weyn uga walaacsan yahay eedeymaha uu soo jeediyey...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad Shahaadooyin lagu guddoonsiinayey Arday dhamaysatay Daraasaadka Sare...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehelinayay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee...
Waxaa soo gaba gaboobay wadahadalo u dhaxeeyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho