Garsoorka ama cadaaladdu waa udub dhaxaadka nolosha, Magacyada Ilaahey waxaa ka mid ah Alcadl ama Garsoore. Aayadaha Qur’aanka, Axaadiithta...
Munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan lix boqol oo arday oo wax ka baratay jaamacadda SIMAD ayaa maanta...
Muqdisho, January 11, 2015....Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid ayaa caawa ku dhawaaqay golihiisa wasiirada, kadib markii uu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya...
Wararka naga soo gaaraya Hotelka SYL ayaa sheegaya in Shirka Urur Goboleedka IGAD uu Goor dhaw si rasmi ah uga...
Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Urur Goboleedka IGAD ayaa dhammaantood soo gaaray Muqdisho oo uu berri ka furmi doono shir...
Wafdigii ugu horeyay ee ka qeybgalaya shirka wadamada IGAD ay ku yeelanayaan dalkeena Soomaaliya ayaa dhawaan ka soo degay garoonka...
Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyay, iyadoo la xiray qeybo ka mid ah waddooyinka muhiimka ah. Ciidamada ammaanka ayaa...
Maleeshiyada Alshabaab waxay dowladda Soomaaliyeed iyo ciidanka qaranka ugu yeertaa Ashahaado la dirir? laakiin iyada ayaa xasuuqda dadka ahlu towxiidka...
Codeynta ayaa soo ifbaxay dhammaadka maalintii ugu dambeysay ee sannadkii la soo dhaafay ee 2014-ka, waxaana soo qaban qaabiyey Jaaliyadda...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa dalacsiiyay ciidamadii ka qeyb qaatay furitaanka waddada isku xirta Muqdisho...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS ayaa tacsi u diray geerida S/Guuto Yacquub Maxamed Siyaad, Taliyihii hore ee Danab iyo TurkSom. Marxuumku...
RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Suudaan ayaa kala saxiixday heshiis is-dhaafsi fiiso oo u gaar ah dadka haysta baasaboorrada...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho