Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cidanka Talyaaniga ee qeybta ka ah Midowga Yurub oo deeq raashin ah ku wareejiyay Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya  “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Cidanka Talyaaniga ee qeybta ka ah Midowga Yurub oo deeq raashin ah ku wareejiyay Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya  “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqdaan oo dhameyd todobo tan kana kooban qaybha raashinka daruuriga ah oo loogu talagay Bulshada ku nool Gobolka Shabeelada Hoose ayaa waxaa ugu deegay cutubka ciidamada Talyaaniga ee ka mid ah kuwa Midowga Yurub ee loo yaqaan CIMIC iyo qaybta Kaalada ee Ciidama Mareykanka Soomaaliya US Civil Military Affairs, kaasi oo la soo martsiiyey Midowga waxaana la gudoonsiiyey Wasaarasadda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka oo ku wareejisey Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose.

Munaasabad kooban oo lagu qabtay xarunta Taliska qaybta kowaad ee ciidamda Uganda ee Muqdisho ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Tiliyaha ciidamada Midowga Yurub ee Soomaaliya Fabino Zinzone oo tilmaamay in deeqdan ay tahay kaalmo ay ugu talagaleen shacabka Shabeelaha Hioose.

Related posts

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026

Taliye ku-xigeenka Ciidamada AMISOM ee Wiliam Shume oo gelbin doono deeqdaan ayaa sheegay in marwalba ay shacabka Soomaaliyeed la shaqeyn doonaan.

Bruce Terry oo ah Madaxa Kooxda Caawinta Ciidamada Soomaaliya ee Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan kaalmada bulshada Soomaaliyeed.

Wasiirka Wasaarasadda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo gudoontay deeqdan ayaa u mahadcelisay intii ka soo shaqeysay, waxaana ay intaa ku dartay in kan Wasaarad ahaan

Ma ahan markii ugu horeysay oo ay cutubka ciidamada Talyaaniga ee ka mid ah kuwa Midowga Yurub ee loo yaqaan CIMIC iyo qaybta Kaalada ee ciidamada Mareykanaka ee Soomaaliya US Civil Military Affairs ay deeq gaarsiin bulshada Soomaaliyeed.

Previous Post

Taliska booliska oo soo bandhigay xogta tuugo la soo qabtay iyo wiil u dhintay jir-dil

Next Post

Kulan looga hadlayay sida looga faa’iideysan karo tamarta cadceedda ee Soolarka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Kulan looga hadlayay sida looga faa’iideysan karo tamarta cadceedda ee Soolarka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Kulan looga hadlayay sida looga faa’iideysan karo tamarta cadceedda ee Soolarka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

March 26, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho ugu tegay askartii ku soo dhaawacantay dagaallada ka dhanka...

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

March 26, 2026
0

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar, oo uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In