Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada amaanka  oo howlgalo amni lagu xaqiijinayo ka sameeyay Hobyo+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Ciidamada  amaanka  oo howlgalo amni lagu xaqiijinayo ka sameeyay Hobyo+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howl-galkaan oo ay xalay ciidanka Booliiska  ka sameeyeen Xaafadaha Degmada Hobyo ayaa mid  lagu xaqiijinayay amniga magaalada maadaama ay muddooyinkan  sameeyneysay hormaro kala duwan sida dhinacyada  ganacsiga  iyo waxyaabaha kale ee aas aasiga u ah bulshada.

Howl-galka waxaa hogaaminayay guddoomiyaha gobolka mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal oo maalmahaan kormeero kala duwan ku bixinayay dhamaan degmooyinka iyo deegaanada gobolka mudug ee galmudug  si loo xaqqijiyo baahiyaha bulshada.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

sidoo kale waxaa ku wehlinayay guddoomiye ku xigeenka Degmamada Hobyo Maxamuud Cawaale iyo saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska.

Taliyaha saldhigga demada Bashiir Cilmi Geedi ayaa masuuuliyiinta warbixin ka siiyay guud ahaan amniga magaalada iyo qorshaha ay u dejiyeen sugida amaanka.

“Hobyo amnigeeda waa mid laysku haleyn karo ,Ciidamada amaankana sidii loogu talagalay ayay u shaqeeyaan sidoo kale Maamulka Degmada, Saraakiisha Ciidanka iyo bulshada wada-shaqeyn buuxda ayaa ka dhaxeysa “sidaas waxaa jiri Gudoomiye ku xigeenka Degmada Hobyo Maxamuud Cawaale

Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal Guddoomiyaha Gobolka mudug ayaa ku amaanay Ciidanka shaqada culus ay ka hayaan Degmada hase ahaatee loo baahanyahay in la labo jibaaro in shacabka loo gaarsiiyo nabad iyo barwaaqo.

Tags: Ciidamada amaanka  oo howlgalo amni lagu xaqiijinayo ka sameeyay Hobyo+Sawirro
Previous Post

Madaxweyne farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida ciyaaryahan siciid Ducaale

Next Post

Guddiga xakamaynta xaaladaha Cudurka Corona virus oo ka digay in la qarsado xanuunkaan

Next Post
Guddiga xakamaynta xaaladaha Cudurka Corona virus oo ka digay in la qarsado xanuunkaan

Guddiga xakamaynta xaaladaha Cudurka Corona virus oo ka digay in la qarsado xanuunkaan

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In