Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada ammaanka Galmudug oo howlgallo ka dhacay Gaalkacyo ku soo qabtay hub iyo waxyaabaha maanka-dooriya

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Ciidamada ammaanka Galmudug oo howlgallo ka dhacay Gaalkacyo ku soo qabtay hub iyo waxyaabaha maanka-dooriya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saraakiisha Ciidamada nabad sugida Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta soo bandhigay hub iyo qamri, kaas oo ay ciidamadu ku soo qabteen howlgallo ay Ka fuliyeen xalay degmada Gaalkacyo.

Howlgalada ay ciidamadu sameeyeen ayaa qeeb ka ah qorshaha ay Ciidamadu ku la dagaalamayaan ka ganacsiga maandooriyaha iyo hubka sharci darada ah.

Related posts

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

February 3, 2026
Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

February 3, 2026

Taliye Ku xigeenka qeebta booliiska Gobalka Mudug Gaashaanle Maxamed Mire ayaa ka warbixiyay hubka iyo maan dooriyaha ay ciidamadu soo qabteen “hubkan iyo qamradaan aad u jeedaan waxaa lagu sooqabtay howlgalkii baryahaan ka socday degmada Gaalkacyo sidaad u jeedaanba hub kaas waa hubii sharci darada ahaa ee aan amarka ka bixinay oo aan Ka dignay oo amni darada dadka caadeestay ay ku dhex wateen degmada ” ayuu yiri Gaashaanle Maxamed Mire.

Duqa degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale oo isna goob joog ka ahaa ayaa u mahadceliyay Ciidamada Booliiska ah ee howlgalka fuliyay, isagoona dhanka kale bulshada degmada Gaalkacyo kula dar daarmay in ay la shaqeeyaan laamaha amaanka si loogu Guuleeso amaanka degmada.

Previous Post

MADAXWEYNE FARMAAJO OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY

Next Post

Turkish Red Crescent distributes food aid in drought-stricken Somalia

Next Post
Turkish Red Crescent distributes food aid in drought-stricken Somalia

Turkish Red Crescent distributes food aid in drought-stricken Somalia

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

February 3, 2026
0

Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa toogasho lagu fuliyey Hodan Maxamuud Diiriye oo  Maxkamad ku taalla Puntland ay dil toogasho ah horay...

Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

February 3, 2026
0

Duqeyn culus ayaa saacadihii dambe ee xalay lagu beegsaday Khawaari muddooyinkii dambe godad ka qodanayay deegaanka Geedi-xeyr oo Waqooyi kaga...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026
0

Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In