Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Ammaanka Oo Fashiliyay Isku Day UGUS Ay Ku Doonayeen In Ay Ku Weeraraan Xarunta Shirka Cadaado Uu Ka Socdo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Ammaanka Oo Fashiliyay Isku Day UGUS Ay Ku Doonayeen In Ay Ku Weeraraan Xarunta Shirka Cadaado Uu Ka Socdo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Ammaanka ku sugan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa fashiliyay isku day maleeshiyaadka argagaxisada UGUS ay ku doonayeen in ay ku dhibaateeyaan ergada ku shirsan Cadaado iyagoo  ku hungoobay in qaraxyo ay ka geystaan xarunta shirka maamul u sameynta gobolada dhexe uu ka socda ee halkaasi.

Ciidamada oo aad u feejigan ayaa ka hortagay isku day ay ku doonayeen UGUS falalka looga bartay, waxaana ugu horeyn ciidamada ay joojiyeen gaari Surf ah oo diiday in uu istaago kaddibna ciidamada si dhaqse ah ay kaga hortageen gaariga oo xabada huwiyay kaddibna uu is qarxiyay, waxaana xiligaasi kaddib tiro dhagar qabayaal ah weerar naf la caarinimo ay ku soo qaadeen halka lagu fashilayay gaariga qaraxa, waxaana dhagar qabayaashaasi gabi ahaantoodaba ciidamadu ay ku toogteen halkaasi, iyagoo wax qasaara ah aan geysan.

Related posts

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026

Xaliimo Ismaaciil Yarey oo ah Guddoomiyaha guddiga farsamada maamul u sameynta mudug iyo galgaduud ayaa inoo sheegtay in wax soo gaaray aysan jirin xubnaha ka qeyb galaya shirka ee ergada ah ayna fashiliyeen ciidamada weerarkaasi dhicisow.

Maleeshiyaadka Gumaadka Umadda Soomaaliyeed ee UGUS ayaa Ciidamada Qalabka sida waxay wiiqeen awoodoodii, iyagoo ku beegsanaya magaalooyinka iyo deegaannada howdka ah ee dalka, waxaana jabka soo gaaray kooxda ay cara kala dul dhacaan dadka shacabka oo ay beegsanayaan maadaama aysan u babac dhigi Karin awoodooda ciidamada.

Previous Post

Madaxweynaha oo Muslimiinta ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan

Next Post

Ku Simaha Ra’iisul Wasaaraha Oo ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed bilashada bisha Ramadaan

Next Post
Ku Simaha Ra’iisul Wasaaraha Oo ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed bilashada bisha Ramadaan

Ku Simaha Ra’iisul Wasaaraha Oo ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed bilashada bisha Ramadaan

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan mira dhal ah la...

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In