Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada NISA Oo Gacan Ku Dhiigle Yaaqshiid Ku Dilay Garsoore Soo Bandhigtay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidamada NISA Oo Gacan Ku Dhiigle Yaaqshiid Ku Dilay Garsoore Soo Bandhigtay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidammada Hey’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa gacanta ku soo dhigay Dhagar qabe gacan ku dhiigle ah oo xalay degmada Yaaqshiid ku dilay garsoore lagu magacaabo Macallin Abshir.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Gudaha Maxamed Yuusuf Cismaan, ayaa sheegay in dadka deegaanku ay ciidammada ammaanka gacan ka siiyeen soo qabashada gacan ku dhiiglahan oo isku dayay in uu baxsado.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026

Afhayeenka Wasaaradda Amniga gudaha ayaa sheegay dhagar qabaha la soo qabtay oo ahaa  gacan ku dhiigle ka tirsan kooxda UGUS  islamarkaana dilal fara badan u geystay muwaadin Soomaaliyed,  iyadoo soo qaba shadiisa ay gacan ka geysteen shacabka ku nool degmada Yaaqshid  waxuuna kooxda  UGUS  ugu u qaabilsanay degmooyinka Deynile iyo Yaaqshid halkaasi oo ku dhibaateyn jiray dad shacabka oo aan waxba galabsan.

Hey’adaha ammaanka ayaa magaalada Muqdisho ka wada howlgalo isdaba joog oo lagu baacsanayo maleeshiyaadka Gumaadka umadda Soomaaliyeed oo ku dhuumaaleysanaya xaafadaha magaalada Muqdisho, iyadoo howlgaladaasi laga gaaray ahdaaftii laga lahaa oo eheyd in la soo qabto horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan UGUS, waxaana xusid mudan in dadka shacabka ay la shaqeeyaan Hey’adaha ammaana kuwaa oo suura galiya xogaha qaar ay hesho NISA.

11118737_10203019739054626_598660426_n 11128420_10203019738894622_1286462882_n 11198802_10203019738934623_1807759282_n 11208867_10203019739014625_769273098_n 11216125_10203019738854621_1602115053_n 11216274_10203019738974624_884479679_n 11225656_10203019738774619_25104054_n

Previous Post

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Puntland Oo Gaalkacyo Lagu Dilay

Next Post

Ra’iisul-wasaaraha oo baarlamaanka u faahfaahinaya qorshaha xukuumadda

Next Post
RW Sharma’arke:  “Dagaallada ku soo noq-noqday Deefow iyo Xarardheere waa kuwo aan loo qiil dayi karin”

Ra'iisul-wasaaraha oo baarlamaanka u faahfaahinaya qorshaha xukuumadda

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
0

Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026
0

Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In