Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada XDS oo howlgallo kula wareegay deegaanno ka tirsan gobolka Geddo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada XDS ayaa kooxda shabaab kala wareegay deegaannada tuulo Barwaaqo iyo Libaaxloow oo ka tirsan gobolka Gedo.

Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS oo wata gaadiidka gaashaaman ayaa maleeshiyaad ka tirsan Shabaab kala wareegay deegaanno hoos yimaada gobolka Gedo halkaasoo ay jid gooyooyin dhigan jireen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Deegaannada tuulo barwaaqo iyo Libaaxloow ayaa ka mid ah meelaha ugu dambeeya ee maleeshiyaadka Shabaab ay uga sugnaayeen gobolkaasi.

Guddoomiyaha degmada Garbahaareey Nuur Sheekh Maxamed Buraale ayaa Radio Muqdisho u xaqiijiyay in ciidamadu ay la wareegeen tuulooyinka Libaaxloow iyo tuulo barwaaqo oo ka tirsan degmada Garbahaareey ee gobolka Gedo.

Wuxuu intaasi ku daray in ciidamada XDS ay hadda ku suganyihiin meelihii ay dadka ku dhibaateeyn jireen, isagoo intaa raaciyay iney ciidamadu sii wadaan howlgallada ka dhanka ah maleeshiyaadka Shabaab.

Ciidamada XDS oo gacan ka helaya kuwa AMISOM ayaa howlgallo xooggan oo ka dhan ah maleeshiyaadka Shabaab ka wada gobolka Gedo iyo gobollo kale oo dhaca bartamaha iyo koofurta dalkeenna Soomaaliya.

Previous Post

Dhageyso barnaamijka Dhacdooyinka maanta ee Radio uqdisho

Next Post

Madaxweynaha “Guusha dowladdu waxay ku imaankartaa iskaashi dhexmara dowladda, maamulgoboleedyada iyo Shacabka”

Next Post

Madaxweynaha "Guusha dowladdu waxay ku imaankartaa iskaashi dhexmara dowladda, maamulgoboleedyada iyo Shacabka"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In