Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada XDS oo sheegay in Gaadiid ay Khawaarijta is Af-duub ah u haysteen ay ku wareejinayaan dadkii lahaa

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Ciidamada XDS oo sheegay in Gaadiid ay Khawaarijta is Af-duub ah u haysteen ay ku wareejinayaan dadkii lahaa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dagaalkii dhawaan lagaga xoreeyay Khawaariijta degaanka Masaaji Cali Guduud, ayaa waxaa kooxaha argagixisada ah lagaga soo furtay Gawaari faraban oo nooca xamuulka qaada ah,kuwaasi oo ay lahaayeen Ganacsato Soomaaliyeed oo ka soo kala jeeda degaannada Galmudug iyo Hir shabeelle.
Baaritaan kadib ayay Ciidamadu xaqiijiyeen in Ganacsatadan hantidooda si sharci darro ah looga haystay, waxayna ballan qadeen in ay si sharuud la’aan ah ugu wareejin doonaan.
Guddoomiye kuxigeenkii hore ee amniga iyo siyaasadda ee maamulka degmada Kaaraan Maxamed deeq Xasan Sheeqow, oo sidokale ah Sargaal ka tirsan Ciidamada XDS, oo qadka Teleefonka kula hadlay Radio Muqdisho, isaga oo ku sugan degaanka Masaajid Cali Gaduud, ayaa sheegay in Ganacsatadii laheyd Gawaaridii ay Af-duubka u haysteen argagixisadu ay soo doontaan hantidooda.

Halkaan ka dhageeyso Wareysiga, Maxamed deeq Xasan Sheeqow. 

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
https://radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2022/11/WAREYSI-MAXAMED-DEEQ-SHIIKHOW2.mp3
Previous Post

Wasaaradda arrimaha gudaha XFS oo qabaty kulan duco iyo xus ah oo loo dhigay dadkii Khawaarijta Ku xasuuqday Soobbe

Next Post

Gollaha Ammaanka ee QM oo si adag u cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Next Post
Gollaha Ammaanka ee QM oo si adag u cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Gollaha Ammaanka ee QM oo si adag u cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In