Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga dalka & kuwa AMISOM oo la wareegay Saldhigyo ay ku sugnaayeen Al Shabaab

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga dalka & kuwa AMISOM oo la wareegay Saldhigyo ay ku sugnaayeen Al Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa soo saaray warbixin la xiriirta howlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidamada Xoogga Dalka iyo AMISOM,  ay ka sameeyeen degmooyin & degaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.

Qoraal kasoo baxay AMISOM ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamada dowladda & kuwa AMISOM ay howlgalkii ugu dambeeyay ku qaadeen degaananda Mishaani iyo Doonka daafeedow, oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose , halkaas oo ay ku dileen Xubno ka tirsan argagixisada Al Shabaab.

Related posts

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026

Abaanduulaha Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah AMISOM Gen. Don William Nabasa  ayaa sheegay in howlgallada oo ay siwadajir ah u fuliyeen Ciidamada Xoogga Soomaaliya iyo AMISOM, ay fuliyeen hawlgallo isdaba joog ah oo loogu talagalay in lagu wiiqo awoodaha maleeshida  Al Shabaab.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in Ciidamada dowladda & kuwa AMISOM ay weerareen 12-kii Bishan Febaraayo Tuulada Adimole, halkaas oo ay isku aruursanayeen Al Shabaab, si ay u weeraraan fariisimaha ciidamada AMISOM.

Warkan kasoo baxay taliska Ciidamada howlgalka AMISOM ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli  maalmahii danbe ay sii kordhayeen weerarada Ciidamada Xoogga iyo kuwa nabad ilaalinta AMISOM, ay ka fulinayeen degaano ay ku dhumaleysanayeen haraadiga Al Shabaab.

Previous Post

Somalia issues its first mobile money licence to Hormuud Telecom

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo markii ugu horeysay bixisay shatiga lacagaha la’isugu diro taleefoonada Gacanta

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay weerarkii arggagixiso ee xalay

Dowladda Soomaaliya oo markii ugu horeysay bixisay shatiga lacagaha la’isugu diro taleefoonada Gacanta

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In