Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay degaanno ay argagaxisada kaga sugnayeen Gobolka Mudug

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay degaanno ay argagaxisada kaga sugnayeen Gobolka Mudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga  dalka iyo kuwa amniga dowlad gobaleedka Galmudug ayaa Howlgal wadajir ah ka sameeyay Koonfurta Gobolka Mudug, kaas oo ay kula wareegeen degaanna ay ku dhumaleeysanayeen argagaxisada.

Ciidamada ayaa gacanta ku dhigay magaalada Bacaadweyn, Tuulada Qaycad, Sabeena Gawrac iyo deegaano kale oo ay ku dhuumaleeysanayeen maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Maleeshiyaadka argagixisada ayaa ka cararay goobahii ay kaga sugnayeen deeganadan ay saakay la waregeen Ciidamada.

Shacabka ku nool deegaanada saakay laga fara maroojiyay argagixisada ayaa si weyn u soo dhoweeyey guusha ay ka soo hooyeen hawlgalkii saakay Ciidamada Qalabka ay halkaas ku qadeen.

Ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan Galmudug ayaa beryahan waday hawlgallo ay ku cirib tirayaan haraadiga argagixisada eek u dhuumaaleysanaya qeybo yar oo kamid ah deegaanada Galmudug.

Previous Post

Saaxiibada Caalamka oo soo dhaweeyey dadaallada Ra’iisul Wasaare Rooble ee arrimaha doorashooyinka

Next Post

Diyaarad ay la socdeen ku dhawaad 30 Ruux oo lagu waayay gudaha Ruushka

Next Post
Diyaarad ay la socdeen ku dhawaad 30 Ruux oo lagu waayay gudaha Ruushka

Diyaarad ay la socdeen ku dhawaad 30 Ruux oo lagu waayay gudaha Ruushka

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In