Monday, June 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Yahuuda oo dad Falastiiniyiin ah ku laayay Ramallah

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Yahuuda oo dad Falastiiniyiin ah ku laayay Ramallah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka Falastiin ayaa sheegtay in wiil dhalinyaro ah oo reer Falastiin ah ay dileen Ciidamada Israa’iil oo ku sugnaa meel u dhow tuulada Nab Saalax (waqooyiga Ramallah) oo ku taal Daanta Galbeed.

Sida  sida lagu daabacay Wakaaladda wararka Anaadool Ciidamada Israa’iil wayaa Rasaas ku furay dhalinyarada reer Falastiin, iyag oo ku andacoonaya in ay isku dayayeen in ay fuliyaan weerar  ka dhan ah askarta Israa’il oo meesha ku lahaa bar kontorool.

Related posts

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026

Falka dilka ah ka dib Ciidamada Yahuuda ayaa kordhiyay Ciidamadoodii ku sugnaa  goobtii ay wax ka dheceen, intaasi ka dib iska hor imaad ayaa ka dhex qarxay dhalinyarada reer Falastiin iyo ciidamada Ciidamada Yahuuda, waxaana halkaasi markale ka dhacay dhimasho iyo dhaawac.

Wakaaladda Anaadool Agency oo soo xiganaysa Ilo wareedyo maxalli ah ayaa sheegtay in ay jiraan dadkale oo ay halkaasi ku dileen Ciidamada Israa’iil wallow ana tiradooda la xaqiijin.

Previous Post

Dadka uu haleelay xanuunka Corona Virus oo gaartay 6,033,875

Next Post

Ciidamada Danab oo burburiyay isbaaro ay baad ku qaadayeen Al shabaab

Next Post
Ciidamada Danab oo burburiyay isbaaro ay baad ku qaadayeen Al shabaab

Ciidamada Danab oo burburiyay isbaaro ay baad ku qaadayeen Al shabaab

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
0

AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In