Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Danab oo burburiyay isbaaro ay baad ku qaadayeen Al shabaab

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Danab oo burburiyay isbaaro ay baad ku qaadayeen Al shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Galabnimadii 21-ka May,2020 ayay unug ka tirsan ciidanka gaarka ah ee Danab hawlgal qorsheysan ka fuliyeen meel u dhaw tuulada Leego si loo burburiyo isbaaro ay baad ku qaadayeen kooxda argagaxisada ah ee Al shabaab.

Kumaandooska Danab oo ay la shaqeynayeen Ciidanka xoogga ayaa dilay Seddex kama mid ahaa maleeshiyaadka Al shabaab, iyaga oo burburiyay isbaaradii ay baadda ku qaadayeen.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Al shabaab ayaa mudooyinkii danbe sii kordhiysay baada iyo hanjabaadda ay ku hayaan shacabka ku nool degaanada ay ku dhumaleeysanayaan  si ay u helaan lacago ay kusii wadaan falalkooda argagaxiso maadaama ay waayeen meel kale oo ay dhaqaale ka helaan.

Hawlgalkan oo ay  ka wadafuliyeen ciidanka Danab iyo qaybo ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka meel u dhaw Leego ayaa qeeyb ka ah baacsiga lagu soo af jaraya haraadiga argagixisada ee ku dhumaleeysanaya qeybo ka mid ah degaanada dalka.

Previous Post

Ciidamada Yahuuda oo dad Falastiiniyiin ah ku laayay Ramallah

Next Post

Ruushka oo ballaarinayo qorshaha ciidanka milatariga ah ee ka Jooga Siiriya.

Next Post
Ruushka oo ballaarinayo qorshaha ciidanka milatariga ah ee ka Jooga Siiriya.

Ruushka oo ballaarinayo qorshaha ciidanka milatariga ah ee ka Jooga Siiriya.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In