Ciidamada Amaanka Dalka ayaa ka hor tagay weerar qaraxyo ah oo loo adeegsan lahaa Gaari iyo Todobo Laabtob, kuwaasi oo ay ciidanku ka war heleen, iyaga oo sidoo kale la qabtay ninkii DIyaarinayay.
Sida aan wararka ku helayno Ciidanka ayaa ka qabtay Waxyaabahasi Qarxa Degamda Howlwadaag.
Goor dhaw ayaan idiin soo gudbin doonaan Faahfaahinta Warkaan