Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Boliiska Gobolka Hiiraan oo soo bandhigay maandooriyeyaal ay qabteen 

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Boliiska Gobolka Hiiraan oo soo bandhigay maandooriyeyaal ay qabteen 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Boliiska magaalada Beledweyne ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada waxa ay kuso qabteen waxyaabaha maanka dooriya oo lagu ibinayay magalada Beledweyne.

Taliyaha saldhiga Boliiska magaalada Beledweyne 2 Xidigle Bishaar Xuseen ayaa kawar bixiyay howl-galka ay ciidanka sameeyeen.

Related posts

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026

Maayarka Beledweyne Nadar Tabaax maalin ayaa dhankeeda dig nin u dirtay shaqsiyaadka ku howlan ka ganacsiga maandooriyaha.

Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada Gobolka Hiiraan Axmed Cabdulle Enji iyo Xasan Maxamed Ibrahim ayaa bogaadiyay ciidanka howgalka sameyey.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda amniga dowlad goboledka Hirshabelle Liibaan Cabdi ayaa faray Saraakiisha in lajoogteeyo howlgalada lagula dagalamayo maandoriyaha.

Previous Post

Wasiirka Kalluumeysiga oo heshiis lagalay Shirkad Shiines ah

Next Post

Wasiirka Warfaafinta Oo Dhaawacyada Qarixii Zoobe2 Ku Booqday Isbitaal Ku Yaala Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta

Next Post
Wasiirka Warfaafinta Oo Dhaawacyada Qarixii Zoobe2 Ku Booqday Isbitaal Ku Yaala Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta

Wasiirka Warfaafinta Oo Dhaawacyada Qarixii Zoobe2 Ku Booqday Isbitaal Ku Yaala Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
0

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In