Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Booliska oo soo qabtay Rag ku eedeysan Burcadnimo

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Booliska oo soo qabtay Rag ku eedeysan Burcadnimo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwooda ka hawlgalaSaldhigga Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir, ayaa xabsiga dhigay labo kamid ah burcadda hubaysan  ee dadka Shacabka ah baarta xilliyada habeenkii ah, kuwaas oo xalay ciidanku ka qabteen isla Degmada Xamarweyne.

Ciidanka ayaa Raggaan qabty iyaga oo wata qoriga AK47 iyo Moota Pajaaj, waxa ayna dhacayeen xilliga la qabtay labo qof oo dumar ah oo marayay aga-gaarka Kawaanka Maleeyga ee Degmada Xamarweyne.

Related posts

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu sheegay inay u taagan yihiin ilaalinta Nabadda si bulshada Caasimadda amni ugu wada noolaadaan.

Ciidmada Booliska ayaa howlgallo maalmihii la soo dhaafay ay ka sameeyeen Gobolka Banaadir, waxayna kusoo qabteeyn Rag ku eedeysan Burcadnimo, kuwaa oo xilliyadii habeenkii dhac u geeysan jiray shacabka Muqdisho.

Previous Post

Qiimaha dollarka oo dalka Iiraan ka gaaray heerkii ugu sareeyay

Next Post

Dhulgariir ku dhuftay qeybo kamid ah dalka Indonesia

Next Post
Dhulgariir ku dhuftay qeybo kamid ah dalka Indonesia

Dhulgariir ku dhuftay qeybo kamid ah dalka Indonesia

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In