Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Haramcad oo howlgalo ka wado Magaalada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Haramcad oo howlgalo ka wado Magaalada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka naga soo gaarayo Degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo ayaa shegaya in Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Booliska ee sida gaarka u tababaran ee loo yaqaano Haramcad ayaa saakay howlgalo kala duwan ka wada degmadaas.

Ujeedka Howhalka ka socda Balad-xaawo ayaa Saraakiisha Ciidanka dowladda waxaa ay ku sheegeen inuu yahay mid looga hortego waxyaabaha degmadaas kasoo galaya dhanka Xuduudka Kenya sida Jaadka iyo waxyaabo kale .

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Saraakiisha Ciidanka dowladda ayaa waxaa ay tilmaameen in howlgalka ay ku doonayan inay uga hortegaan in Balad-xaawo Qaadka looga keeno dalka Kenya iyo waxyaabaha kale ee maandooriyaha ah.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kal hore Ciidamo badan geysay Degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo, iyagoona halkaas ka sameeyay howlgalo kala duwan oo lagu xaqiijinayo amniga.

Previous Post

Madaxweynaha K/Galbeed oo Guddi u saarayo xalinta colaada degmada Walaweyn.

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay Wado dhaxmarta Degmada Deyniile.

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay Wado dhaxmarta Degmada Deyniile.

Maamulka Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay Wado dhaxmarta Degmada Deyniile.

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In