Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ku dilay Horjoogihii Khawaarijta u qaabilsanaa Bakool

caqiil by caqiil
2 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ku dilay Horjoogihii Khawaarijta u qaabilsanaa Bakool
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan guutada 9-aad ee qeybta 60-aad oo howlgallo qorsheysan ka fuliyey  inta u dhaxeyso degaanka Garasweyne iyo Magaalada Xuddur ee gobolka Bakool, ayaa dilay Horjoogihii Khawaarijta u qaabilsanaa gobalka Bakool, kaasi oo lagu magacaabi jiray Xiirane.

Abaandulaha guutada 9-aad, Qeybta 60-aad Ciidanka Xoogga ee ka howlgala gobolka Bakool Gaashaanle Yoonis Adan Xassan, ayaa Warbaahinta Qaranka ayaa sheegan howlgal ay ka fuliyeen degaanka Garasweyne ay ku dileen horjoogahii maleeshiyaadka Khawaarijta u qaabilsanaa gobalka Bakool.

Related posts

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026

Sidoo kale, intii uu socday howlgalka Ciidanka ayaa Burburiyay goobo Khawaarijta ay ku dhibaateyn jireen dadka shacabka ee halkaasi ku nool.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo ka hadlay beegsiga Khawaarijta ay ku hayaan shirkaddaha dalka

Next Post

Ciidamada NISA oo Gacanta ku soo dhigay Gaadiid u rarnaa Khawaarijta

Next Post
Ciidamada NISA oo Gacanta ku soo dhigay Gaadiid u rarnaa Khawaarijta

Ciidamada NISA oo Gacanta ku soo dhigay Gaadiid u rarnaa Khawaarijta

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In