Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo ka wada deegaanno hoostaga Balcad

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Guluf Dagaal oo ka dhan ah Maleeshiyaadka Al shabaab oo ka Bilowday Gobolka Bakool
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran ka wada deegaanno hoostaga Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelada Dhexe, iyagoo baadi goobaya maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo shalay weerar ku soo qaaday Balcad.

Ciidanka Xoogga dalka ayaa Al-Shabaab ka saaray degmada Balcad, iyagoo gaarsiyay khasaare nafeed kana furtay hub ay wateen Al-Shabaab.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Dagaalkii shalay waxaa barbar socday iska hor imaad kale oo dhexmaray ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi iyo Al-Shabaab, kadib markii maleeshiyaadka Shabaab ay wadada u galeen kolonyo gaadiid ah oo ay wateen AMISOM.

Madaxweyne ku-xigeenka Dalka Burundi Gaston Sindimwo ayaa sheegay in 5 askari oo ka tirsan ciidamadooda ay ku geeriyootay weerarkaasi oo ay Al-Shabaab ku soo qaadeen Kolonyadii ay la socdeen, wuxuuna been abuur ku tilmaamay sheegashada Al-Shabaab tiro in taasi kabadan oo ay nolol  ahaan u qabteen.

Xaaladda degmada Balcad iyo deegaanada hoostaga ayaa degan, waxaana socda howlgallo ay wadaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, maamulka degamada ayaa lagu wadaa in dhawaan uu la hadlo Warbaahinta,sida uu soo sheegayo Wariyeheena Maxamed Amiin Yabarow.

Previous Post

Xafladda Qalin Jabinta Dufcadda 3-aad ee Jaamacadda Jazeera oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Milatari loo dhaariyey Difaaca dalka kaddib dhammaadka tababarkooda

Next Post
Milatari loo dhaariyey Difaaca dalka kaddib dhammaadka tababarkooda

Milatari loo dhaariyey Difaaca dalka kaddib dhammaadka tababarkooda

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In