Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidmada Ammaanka Magaalada Jowhar Oo Gacanta Ku Dhigay Aabbe Wiilkiisa Dilay

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Ciidmada Ammaanka Magaalada Jowhar Oo Gacanta Ku Dhigay Aabbe Wiilkiisa Dilay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada booliska Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa gacanta ku soo dhigay Aabe wiilkisa xalay ku dilay magaalada jowhar ee Gobalka sheellaha dhexe

Eedeysanaha oo lagu magacaabo Maxamed Dhayoow aya xalay wiilkisa oo lagu magacaabi jiray marxuum, Xasan Maxamed Dhaayoow ku riday Webiga Shebeelle

Related posts

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

March 26, 2026

Eedeysanah ayaa lagu soo xiray saldhiga booliska magalaadsi sid uu noo xaqiijiyay wariyaha warbaahinta qaranka uga soo waramo magaalada Jowahar waxana ku socdo baritaan.

Sarakiish amniga ayaa shegay in eedeysanha hada uu ku jiro gacanta ciidamada amniga barintaana uu ku soco wixii ka soo kordhana ay warbahinta la soo wadaagi donaan.

Tags: Ciidmada Ammaanka Magaalada Jowhar Oo Gacanta Ku Dhigay Aabbe Wiilkiisa Dilay
Previous Post

Sii Hayaha Xilka Ra’iisalwasaaraha Oo Kulan La Qaatay Khubaro Xagga Dhaqaalaha Ah+Sawirro

Next Post

Wajiga Labaad Ee Tira Koobka Shaqaalaha Dowladda Oo Lasoo Gabagabeeyay+Sawirro

Next Post
Wajiga Labaad Ee Tira Koobka Shaqaalaha Dowladda Oo Lasoo Gabagabeeyay+Sawirro

Wajiga Labaad Ee Tira Koobka Shaqaalaha Dowladda Oo Lasoo Gabagabeeyay+Sawirro

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

March 26, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho ugu tegay askartii ku soo dhaawacantay dagaallada ka dhanka...

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

March 26, 2026
0

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar, oo uu...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo saxiixay buugga tacsida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo saxiixay buugga tacsida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 26, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa magaalada Muqdisho ku saxiixay buugga tacsida ee...

Drs Nasra oo faahfaahisay hal-ku-dhigga  maalinta Caalamiga ah caafimaadka Afka Iyo Ilkaha

Drs Nasra oo faahfaahisay hal-ku-dhigga  maalinta Caalamiga ah caafimaadka Afka Iyo Ilkaha

March 26, 2026
0

Drs Nasra Cabdisamad ayaa si qoto dheer u sharaxday muhiimadda hal-ku-dhigga loo doortay sanadkan ee xuska Maalinta Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In