Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cilmi Baaris: Ragga bidaarta leh oo loo sameeyay beerida Timaha oo leh soo jiidasho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Cilmi Baaris: Ragga bidaarta leh oo loo sameeyay beerida Timaha oo leh soo jiidasho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026
Daraasad cusub oo laga sameyay habka tinta loogu beero dadka bidaarta leh,  ayaa soo saartay natiijo rejagelisay  dadka bidaarta ka cawda ee doonaya in tin loo beero.
Daraasadda ayaa muujisay in ragga bidaarta leh ee doonaya intin loo beero, si ay isu dhalinyareeyaan ama ay isu qurxiyaan ay arintaasi ku guuleysan karaan.
Drs Liza ach, oo darsaadka Cilmibaarista ka diyaarisa Jaamacad kutaala dalka Mareykanka ayaa sheegtay in marka qofka bidaarta leh tinta loo beerayo la maro talaabooyin dhowr ah oo ay ka mid tahay, in unugyada tinta lagasoo qaado qeybta danbe ee madaxa si loogu buuxiyo meelaha ay bidaarto cadeysay, waxaynay intaa ku dartay in arintani ay aheyd mid adag oo sanado ku qaadatay hase yeeshee ay ku guuleysteen in qofka muuqaalkiisu is bedelo kadib marka tinta loo beero.
 Drs Liza, ayaa cadeysay inay sawiro ay ka qadeen rag badan oo bidaar lahaa kahor inta aan tinta lagu beerin kadibna ay  isbarbar dhigeen sawirkii bidaarta lahaa iyo kii tinta lagu beeray iyagoo fiirinaya farqiga u dhexeeya labada sawir oo isku qal qof ah.
bidar
Inta badan dakii aragtidooda ka dhiibtay is barbardhiga labada muqaal ayaa isku raacay in sawirka ninka marka tinta loo beeray uu u muuqdo da,ahaan afar ama shan sano inuu ka yaryahay mid ka bidaarta leh isla markaana uu kasoo jiidasho badanyahay marka la isu fiiriyo labada sawir.
Previous Post

Buugga tacsida Marxuum Maxamed Cali Samatar oo ka furmay Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda

Next Post

Golaha Wasiiradda oo ka hadalay Xoojinta Amaanka iyo la dagaalanka Al-shabaab

Next Post
Golaha Wasiirada oo ka doodaya qorshaha Xukuumadda ee 100-ka Maalmood “SAWIRRO”

Golaha Wasiiradda oo ka hadalay Xoojinta Amaanka iyo la dagaalanka Al-shabaab

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
0

Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026
0

Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In