Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciyaaraha gobollada oo maanta ka furmidoona Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ciyaaraha gobollada oo maanta ka furmidoona Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciyaartooy ka kala timid gobollada dalkeena ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si ay uga qayb galaan tartanka horuyaalka  kubada cagta goballada dalka  Soomaliyeed oo maanta ka furmi doono caasimadda dalka ee Muqdisho.

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Soomaaliya  ayaa sheegay in ciyaaraha gobollada dalka ay maanta si rasmi ah uga furmi doonaan garoonka kubbadda cagta ee Banaadir.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Wasiir Nuux ayaa sidoo kale ballanqaday in tartanka kan xiga lagu qaban doono garoonka weyn ee muqdisho oo hadda ah xero ay si ku meel gaar ah ay u daggan yihiin ciidamo katirsan AMISOM

Wasaaradda isboortiga dalka ayaa xustay in ay ku rajo weyn tahay qabashada tartamo intaan ka mug weyn oo ilaa degmooyinka dalkoo dhan ay ka qayb gali doonan

Dhanka kale duqa Muqdisho ayaa sharaxay ahmiyadda maamulka gobolka Banaadir ay ugu fadhiso marti galinta tartan ay ka qayb galayaan maamulada dalka ka jira si loo xoojiyo is dhexgalka bulshada Soomaaliyeed.

13620991_1135092766563536_2106193118865265551_n 13645286_1135092433230236_4242663917019385831_n 13709862_1135092653230214_8319406595600038166_n

Previous Post

Madaxwaynaha oo tababar u xirey saraakiil boliis ah-Sawirro

Next Post

Gaari xamuul ah oo 77 qofood ku dilay dalka Faransiiska+Sawirro

Next Post
Gaari xamuul ah oo 77 qofood ku dilay dalka Faransiiska+Sawirro

Gaari xamuul ah oo 77 qofood ku dilay dalka Faransiiska+Sawirro

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In