|
Daawo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka tacsiyadeeyey geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Wasiirkii Howlaha Guud Marxuum Cabaas Siraaji oo caawa ku geeriyooday Muqdisho. |
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Shirka...












