Wednesday, March 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Madaxweynaha Dalka Oo Booqday Xarunta Jaamacadda Ummadda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Madaxweynaha Dalka Oo Booqday Xarunta Jaamacadda Ummadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday xarunta Jaamacadda Ummadda isagoo  uu u kuur galayay sida ay u socoto waxbarashada oo  madaxweynuhu siiyo mudanaan gaar ah.

Madaxweynaha oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Dowladda sida Wasiirka Waxbarashada hiddaha iyo tacliinta Sare ee Xukuumada Soomaaliya Khadaro Bashiir, Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Prof. Maxamad Axmed Jimcaale, iyo mas’uuliyiin kale, waxaana uu madaxweynuhu aad ugu riyaaqay sida ay u socoto howsha Jaamacadda Ummadda oo dib loo furay goor sii horeysay.

Related posts

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

March 18, 2026
Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

March 17, 2026

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu ku soo wareegay qeybaha kale duwan ee jaamacadda ay ka koobantahay, isagoo dhageystay sida macalimiintu ay casharrada u bixinayeen, waxaana uu ku dhiiri galiyay macalimiinta in ay kordhiyaan dadaalkooda.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa ardayda ka wareystay waxbarashadooda, wuxuuna  ku boorriyay in ay ku dadaalaan waxbarashada si heer ay uga gaaraan, iyagoo u riyaaqay talada Madaxweynahooda.

Intaasi kaddib madaxweynaha waxaa uu warbixin uu ka dhageystay guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Maxamad Axmed Jimcaale, taasoo ku saabsan shaqada Jaamacadda marxaladooyinkii ay soo martay, iyo qorshayaasha jaamacadda ee ku wajahan tayeenta waxbarashada.

IB0A4578 IB0A4579 IB0A4581 IB0A4586 IB0A4658 IB0A4659 IB0A4674 IB0A4676 IB0A4684 IB0A4727 IB0A4736 IB0A4750 IB0A4752 IB0A4754 IB0A4755 IB0A4757 IB0A4758 IB0A4760 IB0A4794 IB0A4802 IB0A4858 IB0A4870 IB0A4873 IB0A4876 IB0A4877 IB0A4892 IB0A4893 IB0A4894 IB0A4895 IB0A4929 IB0A4972 IB0A5001 IB0A5004 IB0A5099 IB0A5137 IB0A5152 IB0A5161 IB0A5191 IB0A5237 IB0A5258 IB0A5261 IB0A5269

Previous Post

Qunsulka Guud Ee Cadan Oo Ku Baaqay In Si Deg Ah Loo Fuliyo Waxa Ka Soo Baxay Shirkii Brussels

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

March 18, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

March 17, 2026
0

Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

March 17, 2026
0

Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In