AUN Maxamed Cali Kalaay ayaa maanta lagu aasay magaalada uu ku dhashay ee Louisville ee gobolka Kentaki ee dalka mareykanka, salaada sanaazada ayaa lagu ka qeybgalay boqol kamid ah dadka muslimiinta ah oo ka kala yimid meel kamid ah caalamka.
Madaxweynaha dalka Turkiga ayaa sidoo kale kamid ahaa dadkii ka qeybgalay aaska Maxamed Cali, iyadoo dadka ka qeybgalay la sheegay in ay ka badanaayeen ilaa 15,000 oo ruux.