Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Ergada shirka Jowhar oo xalay ansixisay calanka dowladgoboleedka Hirshabeelle

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Ergada shirka Jowhar oo xalay ansixisay calanka dowladgoboleedka Hirshabeelle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waa Habeen ka mid ah Habeenada taariikhiga ah ee Soomaaliya gaar ahaan gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe.

Saacadu markii ay isku beegtay 7 diiย  fiidnimo ee xalay ayaa shir aan cadi aheen waxa isku yimid ergada shirka mamul usameynta gobolada Hiiraan iyo SHabeelaha dhxe shirka oo ku bilowday jawi dagan ayaa wasaarada arima gudaha waxa ay ku soo bandhigtay magacyo ku dhow 30 iyo nuuco calama kala duwan oo gaarayay ilaa boqolaal kuwaas ooa ay soo direen bulshada Soomaaliyeed markii lagu baahiyay baraha Bulshada.

Related posts

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

Codeyntii magacyada ayaa bilaabatay waxaana shirka daadihiniayy xoghayaha joogtada ah ee wasaarada arimaha gudaha Pro Yaxye Cali Ibraahim ilaa 11 magacย  oo laga soo xulay magacyadii ay bulshada soo direen ayay u codeeyay ergada kuwaas o isku raacay magaca dowlad goboleedka Hiiraan iyo Sh/dhexe inuu noqdo HirShabeelle State.

Mashxarad iyo murti ayaa wada qabsatay mar qura madasha shirka eeย  farjano markii la isku raacay magaca dowlad goboleedka HirShabeelle waxaa halku dhigu ahaa HirShabeelle waa hashiis.

Markale ayaa loo dhaqaaqay in ergadu u codeeyaan Calanka maamulka HirShabeelle Wasaarada Arimaha Gudaha ayaa soo bandhigtay ilaa boqolaal Calan oo kala duwan laakiin dood dheer iyo kan kan ayaa ka fiican waxa ay Ergadda Shirka isku Raaceen Calanka maamulka oo safeynaya Calaamada Qaranka, Barwaaqada labada gobo lee wabiga iyo beeraha tiirka u yihiin.

Gobolada fanka ee gobolada Hiiraan iyo SH/dhexe ayaa isla goobta ku soo bandhigay heeso midnoimada labada gobol iyo Soomaalinimada ka tarjumayay, kooxda barbaarta gaashaman oo iyagana qaarkood ergadaba ay ku jireen ayaa seefta gasha kala baxay iyagoo soo bandhigay shiribyo ka hadlayay farxada israaca labada gobol.

Xoghayaha Joogtada ah ee wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka Pro Yaxye Cali Ibraahim ayaa tilmaamay in goโ€™aanka ergadu uu yahay guul u soo hoyatay dhamaan Soomaaliya ayna asteeyeen magaca iyo calanka maamulka oo aas aas u aha dowlad goboleedka.

Gudiga fududeenta shirka maamul u sameynta labada gobol oo gadigood farxadย  meel ay isla dhigeen laโ€™ sida in la joogo maalinkii caleema saarka ayaa Gudoomiyahoodu Ciise Samoow waxa uu ii sheegay tani ay ka dhigan tahay shirkii uu guuleeysay.

Shirka maamul u sameynta oo gabagaba joogo ayaa todobaadka Soo aadan waxa la galidoonaa xulista xildhibaanada Barlamaanka labada gobo lee dooranaya Gudoonka Barlaanka, Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Dowlad goboleedka HirShabeelle.

1 2 3 4 unnamed unnamed

Previous Post

Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan Shabaab oo lagu qaarajiyay gobolka Sh/hoose

Next Post

Deeq lacageed oo ka timid Madaxweynaha Jabuuti oo la guddoonsiiyay Wasaaradda Arrimaha gudaha

Next Post
Balad-weyne oo laga soo dhaweeyay guushii madaxweynaha Jabuuti uu ka gaaray doorashadii dalkaas

Deeq lacageed oo ka timid Madaxweynaha Jabuuti oo la guddoonsiiyay Wasaaradda Arrimaha gudaha

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In