Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Roob daadad wata oo ka da’ay Beledweyne

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Roob daadad wata oo ka da’ay Beledweyne

SAMSUNG CAMERA PICTURES

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo roobab daadad watay oo socado badan  ay ka da’een qaybo badan oo ka mid ah gobolka Hiiraan dadkuna ay ku diirsadeen ayaa waxaa uu roobkaasi saamayn ku yeeshay qoysas aad u faro badan kaddid markii xalay saqdii dhexe ay daadad soo rogmaday ay guryahooda ugu galeen.

Qoysaskan ayaa waxaa ay degeen hareeraha laamiga magaalada Beledweyne halka kuwa kalana ay aadeen duleedka magalada si ay hoy ugu samaystaan halkaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Qaar kamid ah dadkan oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay daadadku ugu soo galeen guryahoodi sidaana ay uga soo barakaceen iyagoo codsaday in lala soo gaaray gurmad bani’aaddanimo.

“Alle mahaddii waaye roob ayaa xalay inoo da’ay lakiin anaga saamayn waxa inagu yeeshay daa’dadkii oo xalay guryaha biyo noogu soo galeen, haddana waa inoo jeeddaa meesha aan daggan nahay, in naloo so gurmadaan u baahanahay” ayuu yiri oday da’ ah oo ka mid ah dadkaasi danyarta ah.

Keliga buundo 2-aad ayaa waxaa uu wadaa biyo aad u badan  waxayna biyahaasi uu inta badan saameeyaan xaafadda laabka oo ka mid ah degmada Beledweyne.

Daadadkii ka dhashay roobka ayaa sidoo kale bur bur u gaystay waddada laamiga ah ee isku xirta gudaha magaalada  iyo Jento Kundisha  kadib markii ay biyaha dul mareen.

Ibrahim Muxumad Geeddi Beledweyne

SAMSUNG CAMERA PICTURES
SAMSUNG CAMERA PICTURES
SAMSUNG CAMERA PICTURES
SAMSUNG CAMERA PICTURES
SAMSUNG CAMERA PICTURES
SAMSUNG CAMERA PICTURES
SAMSUNG CAMERA PICTURES
SAMSUNG CAMERA PICTURES
SAMSUNG CAMERA PICTURES
SAMSUNG CAMERA PICTURES
SAMSUNG CAMERA PICTURES
SAMSUNG CAMERA PICTURES
SAMSUNG CAMERA PICTURES
SAMSUNG CAMERA PICTURES
SAMSUNG CAMERA PICTURES
SAMSUNG CAMERA PICTURES
SAMSUNG CAMERA PICTURES
SAMSUNG CAMERA PICTURES
SAMSUNG CAMERA PICTURES
SAMSUNG CAMERA PICTURES
Previous Post

Wasaaradda Maaliyadda oo joojisay canshuurtii 20-ka doolar ahayd ee laga qaadi jiray Ganacsatada

Next Post

Madaxweynaha “Dowladda waxaa ka go’an dib u soo nooleynta dhammaan laamihii ay ka koobneyd Jaamacadda Ummadda”+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha “Dowladda waxaa ka go’an dib u soo nooleynta dhammaan laamihii ay ka koobneyd Jaamacadda Ummadda”+Sawirro

Madaxweynaha “Dowladda waxaa ka go'an dib u soo nooleynta dhammaan laamihii ay ka koobneyd Jaamacadda Ummadda"+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In