Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Daawo Sawirrada: Sida ciidamadu uga hortageen maleeshiyaadki weeraray xarunta CID

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Daawo Sawirrada: Sida ciidamadu uga hortageen maleeshiyaadki weeraray xarunta CID
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidmada Booliiska ayaa toogasho ku dilay dhamaan dableydii dooneysay iney gudaha u galaan xarunta baarista dembiyada CID qaraxa kaddib.

Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in maleeshiyaadki weerarka ku soo qaaday xarunta Dambi baarista ay ahaayeen 7-nin oo labo ka mid ah ay is qarxiyeen halka shanta kalana ay ciidamada booliiska toogteen.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Cabdirasaaq Cumar Maxamed, oo Warbaahinta kula hadlay xarunta CID-da ayaa sheegay in ciidamada amaanka ay hayeen xogta weerarkan ayna ka horgaeeen .

Waxa uu tilmaamay Wasiirka in maleeshiyaadka weerarka ku qaaday xarunta CID ay ahaayeen todobo nin oo shan kamid ah ay ciidamada toogteen iyaga oon wax dhibaato ah geeysan halka labo kalana ay banaanka isku qarxiyeen.

Wasiirka ayaa sheegay in Weerarkan ay ku dhinteen 13-qof oo shan ka mid ah yihiin dad shacab ah , waxa uuna intaa raaciyay in  weerarkasi uu ku dhintay hal askari halka shan kalana ay ku dhaawacmeen, waxa uuna sheegay in todobada kale ee dhimatay ay  ahaayeen naftood halligayaasha Shabaab.

rux_9

rux_10

rux_5

rux_3

IMG_3011 IMG_3010 IMG_3006 IMG_3004 IMG_3003 IMG_3002 IMG_3001 IMG_2997 IMG_2995 IMG_2994 IMG_2993 IMG_2990 IMG_2985 _MG_5325 _MG_5317 _MG_5312 _MG_5310 _MG_5308 _MG_5307 _MG_5306 _MG_5302 _MG_5299 _MG_5298 _MG_5295 _MG_5293

Sawir Qaade:- Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Feereysane)

Previous Post

Tahriibayaashii ugu badnaa oo sanadkan ku dhintay badaha

Next Post

Daawo Sawirrada: sida diirran ee ciyaaryahannada Puntland loogu soo dhaweeyay Garowe

Next Post
Daawo Sawirrada: sida diirran ee ciyaaryahannada Puntland loogu soo dhaweeyay Garowe

Daawo Sawirrada: sida diirran ee ciyaaryahannada Puntland loogu soo dhaweeyay Garowe

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In