Sunday, March 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Suuq cusub oo laga hirgeliyay degmada Warshiikh

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Suuq cusub oo laga hirgeliyay degmada Warshiikh
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha degmada Warshiikh ee gobolka Sh/dhexe ayaa maanta xarigga ka jaray suuq laga hirgeliyay magaalada Warshiikh.

Munaasabaddi lagu furayay suuqaasi waxaa goob joog ka ahaa qeybaha kala duwan ee bulshada, maamulka degmada iyo saraakiil ka tirsan AMISOM oo ku sugan degmada Warshiikh.

Related posts

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

March 7, 2026

Qarashka ku baxay dhismaha suuqan waxaa gacan weyn ka geystay golaha qaxootiga ee Denmark ama DRC, waxaana dhismihiisa uu yimid kadib markii bulshada Warshiikh ay muujiyeen muhiimada uu u leeyahay suuq ay ka faaiideystaan, maadaama mudooyinkii dambe degmadu ay samaynaysay horumar wanaagsan.

Gudoomiyaha degmada Warshiikh Axmed Xuseen (Shiidka) oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in dhismaha suuqan uu qeyb ka yahay mashaariic kala duwan oo DRC ay ka fulineyso tuulooyinka hoostaga degmada Warshiikh ee gobolka Sh/dhexe.

“Waxa uu qeyb ka yahay in kabadan 20-mashruuc oo DRC ay ka fulineyso Warshiikh iyo deeganada ku dhow, kuwa kalena wey noo harsan yihiin” ayuu yiri

Qaar kamid ah shacabka kunool dagmada Warshiikh ee gobolka Shabeelada dhexe ayaa DRC ku amaanay sida ay uga jwaabtay baahidooda, iyagoo mahad celin u jeediyey.

Labadii sano ee ugu dambeysay degmada Warshiikh ee gobolka Sh/dhexe waxaa laga dareemayey horumar dhinacyo badan leh oo uu ka mid yahay ganacsiga.

IMG_0136-1 IMG_0162-1 IMG_0206 IMG_0215 IMG_0228 IMG_0236 IMG_0244

Previous Post

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh xarunta Golaha Shacabk

Next Post

War-murtiyeedka shirka Golaha Qurbajoogta Soomaaliyeed (GSDIC) 2016+Sawirro

Next Post
War-murtiyeedka shirka Golaha Qurbajoogta Soomaaliyeed (GSDIC) 2016+Sawirro

War-murtiyeedka shirka Golaha Qurbajoogta Soomaaliyeed (GSDIC) 2016+Sawirro

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

March 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaga qayb galay, magaalada Arusha ee dalka Tanzania, Meertada 25-aad ee...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo daah-furtay Bandhigga Ganacsiga Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo daah-furtay Bandhigga Ganacsiga Haweenka

March 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa galabta magaalada Muqdisho si ramsi...

Taliyaha Ciidanka XDS iyo mas’uuliyiin kale oo dhiirigelin ugu tegay Ciidanka Gorgor

Taliyaha Ciidanka XDS iyo mas’uuliyiin kale oo dhiirigelin ugu tegay Ciidanka Gorgor

March 7, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahin Maxamed Maxamuud oo ay wehliyaan Guddoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In