Tuesday, February 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Taliyaha ciidanka Booliiska oo dalka Uganda tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan booliiska

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Taliyaha ciidanka Booliiska oo dalka Uganda tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan booliiska
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saraakiil Katirsan ciidanka booliska Soomaaliyeed oo uu tababar ciidan muddo hal sano ah uga socda dalka Ugandha ayaa maanta loo soo gabagabeeyay.

Xafladda xiritaanka tababarka waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha dalka Ugandha Yuweri Musafeni, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sh Xasan Xaamud, Saraakiil ciidan oo ka kala socday dalalka Soomaaliya, Uganda, iyo Koofurta Suudaan.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. maxamed Shekh Xasan Xamud oo la hadlay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in saraakiishaan oo ah Leyli Sarkaal uu u dhammaaday tababar ciidan oo muddo hal sano qaatay, maantana loo soo xiray.

“Sharaf weyn ayay ii tahay in aan ka soo qeybgalo xafaladda saraakiisha booliska ah ee uu mudada halka sana ah dalkan tababarka uga socday, waxay tababar la qaadanayeen askar kale oo ka socday dalka Koofurta Suudaan, Madaxweynaha Ugandha iyo marti sharaf kale ayaa ka soo qeybgalay xafladda xiritaanka, dhawaan ayay dalka dib ugu laaban doonaan iyagoo Aqoon iyo waaya aragnimo kororsaday” ayuu yiri Gen Xaamud.

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareye Guud Maxamed Sh Xasan Xaamud, ayaa isbadal ballaaran oo la taaban karo ku soo kordhiyay Ciidanka booliska, tan iyo wixii ka dambeeyay markii madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud uu u magacaabay Xafiiska ugu sarreeya ee taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

IMG_2923 IMG_2937 IMG_2940 IMG_2990

Previous Post

Taliyayaasha ciidamada booliiska iyo nabadsugidda oo ka tacsiyeeyay geerida Ugaas C/laahi Ciise Nuur

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026
0

Akhriatayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalkeenna. Halkan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

February 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal miro dhal ah oo khadka taleefanka ah la yeeshay Amiirka...

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

February 16, 2026
0

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaysa Ha’yadda (NAP Global Network) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In