Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Wakiilka Midowga Afrika oo xarigga ka jaray dugsi ciidan oo AMISOM ka hirgelisay deegaanka Jasiira

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Wakiilka Midowga Afrika oo xarigga ka jaray dugsi ciidan oo AMISOM ka hirgelisay deegaanka Jasiira
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wakiilka gaarka ah ee Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa AMISOM, Ambassador Francisco Madeira ayaa xarigga ka jaray dugsi cusub oo lagu tababarayo ciidamada kala duwan ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Dhismaha dugsigan oo bilaeday bishii December ee sanadkii hore, ayaa waxaa munaasabadii furitaankiisa ka qeybgalay saraakiil ka socotay qeybta tababarka Midowga Yurub, AMISOM iyo taliska ciidamada Soomaaliya.

Related posts

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

March 30, 2026

Ergayga gaarka ah ee midowga Africa ahna madaxa AMISOM, Ambassador Francisco Madeira, ayaa sheegay in howlgalka tababarka ciidanka Soomaaliya uu qeyb ka yahay howsha loo igmaday isla markaana qeyb ka yahay istaraatijiyada bixitaanka ciidamada Midowga Afrika si booskooda u buuxiyaan kuwa Soomaaliya.

“Haddii la helo askar iyo saraakiil Soomaali ah oo tababaran, waxaa laga maarmi doonaa kaalmada aan siino Dowladda, Sidaas daraaddeed, waxaan u baahanahay in si fiican loo tababaro oo si deg deg ah lagu dhiiriyo geliyo in howshooda si awood leh u qabsadaan “ayuu yiri Ambassador Madeira.

Taliyaha guutada koowaad ee ciimada xoogga dalka Gen. Cabdullaahi Cali Caanood, ayaa uga mahadceliyey Midowga Yurub iyo AMISOM tababarka iyo taageerada ay ciidamada u fidiyan, isagoo tilmaamay in xaruntaani ay wax badan ka faa’iidi doonaan cutubyada ka qalin jabiya.

xero-tababar-cusub-1 xero-tababar-cusub-2 xero-tababar-cusub-3 xero-tababar-cusub-4 xero-tababar-cusub-5 xero-tababar-cusub-6 xero-tababar-cusub-7 xero-tababar-cusub-8 xero-tababar-cusub-9 xero-tababar-cusub-10

Previous Post

Saldhigyo ay Al-shabaab ku lahaayeen Diinsoor oo Caawa la burburiyay

Next Post

Madaxweynaha Turkiga oo goor dhow soo gaari doona Muqdisho

Next Post
Turkiga iyo Soomaaliya: Birri maxey ka dhigan tahay?

Madaxweynaha Turkiga oo goor dhow soo gaari doona Muqdisho

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn ah ayaa gaaray magaalada Baydhabo, ka dib markii ay waddada dheer...

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

March 30, 2026
0

Wafdiga ka socda Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, oo ay hoggaamineyso Guddoomiyaha Guddiga Dr. Maryam Qasim Axmed, ayaa...

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgalo culus Ka sameeyay Deegaano dhaca Shabellaha hoose

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgalo culus Ka sameeyay Deegaano dhaca Shabellaha hoose

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 203 Guutada 20aad Qeybta 1aad Kumaan Dooska GorGor ayaa howlgalo Amni Xaqiijin iyo sifeyn...

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In