Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Daawo: Tartan Ciyaareedka Dugsiyada Sare oo Galabta lagu soo xiray Gaalkacyo”

caqiil by caqiil
7 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartankaan kubadda Cagtaa oo socday mudo afar asbuuc ah una dhaxeeyay Dugsiyada Sare eek u yaala Koonfurta Magaalada Gaalkacyo Caasimadda Gobolka Mudug ayaa galabta lagu soo ganaanuday Garoobka loogu magic daray Halgame Cabdulaahi Ciise oo yaala Gaalkacyo.

Bilaabashadii Tartan cyaareedkaan xiisaha badnaa una dhaxeeyay Dugsiyada Koonfurta Caasimadda Mudug ee Gaalkacyo ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf isagoo ku amaanay bulshada Reer gaalkacyood sida ay ugu istaageen sare u qaadida Ciyaaraha iyo nabadda Mudug.

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

Ciyaarta oo Finalka ay joogeen Dugsiyada sare SYL iyo C/llaahi Ciise ayaa Galabta waxaa ka qeyb galay xiritaankoodii Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug oo iskugu jira Gobolka Mudug iyo kan Degmada Gaalkacyo iyadoona Guushu ku raacday Xulka matalaysay Dugsiga C/llaahi ciise.

Maamulka ku howlan Dhismaha iyo Horumarinta Garoonka C/llaahi Ciise ee Koonfurta Gaalkacyo ee HAB  ayaa  qeyb weynna ka qaatay  qabsoomidda iyo hirgalinta Ciyaarahaan ay isku arkeen ilaa 6 Dugsi sare kuna yaala Gaalkacyo ayaa sheegay inay mihiimad gaara ugu fadhisay Ciyaarahaan Bulshada Reer Gaalkacyood  waxayna ugu baaqeen  Bulshada in laga qeyb qaato Dhismaha Garoonka Kubadda Cagta ee C/llaahi Ciise si kor loogu qaato Ciyaaraha Gobolka Mudug iyo Guud ahaanba Galmudug.

Ugu dambayntii Maayarka Degmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Bare oo dhinacyadiisa ay taaganaayeen ku xigeenkiisa iyo Agaasimaha Wasaaradda Ciyaaraha Galmudug Cumar Cabdi  ayaa Biladaha gudoonsiiyay Xulkii koobka qaaday ee matalaayay Dugsiga sare ee C/llaahi Ciise.

Previous Post

Wasaaradda Qorsheynta oo shir wadatashi ah ka furtay Kismaayo “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhiggiisa Sweden kula kulmay Stockholm “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhiggiisa Sweden kula kulmay Stockholm “SAWIRRO”

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhiggiisa Sweden kula kulmay Stockholm "SAWIRRO"

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In