Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dadka reer Ivory Coast oo maanta u dareeraya goobaha cod bixinta.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dadka reer Ivory Coast oo maanta u dareeraya goobaha cod bixinta.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dadka reer Ivory Coast ayaa maanta u dareeraya goobaha cod bixinta, si afti loogu qaadao Dastuurka cusub ee uu yeelanayo dalka Ivory Coast.

Madaxweeynah dalka Ivory Coast Alsan Wataara ayaa ku adkeeysanaya isbeddelka lagu sameeynayo destoorka waddanka Ivory Coast in uu noqonayo dastoorkaasi  mid ka saaraya dhibaatada iyo deganaasho la’aanta ka jirta dalkaasi Ivory Coaast.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dalka Ivory Coast ayaa soo maray ciriiri dhinacyada dhaqaalaha iyo amaanka, ka dib markii doorashooyin kal hore ay ka dhaceen.

Mucaaradka dalka Ivory Coast ayaa diidan aftida laga qaban qaabinayo dalka, waxaana ay ku tilmaameen aftidaasi maanta oo Axada laga qadayo dadweeynaha dalkaasi in ay tahay mid uu ku doonayo Madaxweeynaha  AL Hassan Wataara in uu isaga sii haaysto awoodda iyo talada dalka Ivory Coast,

waxaana mucaaradka Ivory Coast ay ugu baaqeen taageerayaashooda in gabi ahaanba la qaadaco aftidaasi ka dhaceeysa dalka Ivory Coast.

Hogaamiyaha dalka Ivory Coast Al Hassan Wataara ayaa kulan balaaran ku qabtay xarunta dalkaasi Ivory Coast ee Abijan,waxaana uu kulankaasi ka sheegay in aftidan la qaadayo ay tahay mid dalka ka saareeysa dhibaatooyinka dhaqaale iyo midda amnigaba.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Next Post

Milishiyaadka Shiicada ee Waddanka Ciraaq oo aag dagaal oo cusub ku furan kooxda Daacis.

Next Post

Milishiyaadka Shiicada ee Waddanka Ciraaq oo aag dagaal oo cusub ku furan kooxda Daacis.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In