Dadka deegaanka Guullane oo ka tirsan dagmaada Aadan Yabaale ayaa go’aan ku garay in ay iska dulqadan cadawga ku soo dulay degaankooda si ay ugaa xoreyaan nolosha dadka xoollo dhaqtada ah Maleeshida an arxanka lahayn ee Al shabaab.
Dadka degaanka oo is xilqamay ayaa weeraar ku qaday qaybo ay ku sugnayen maleeshiyada hubaysan ee Alshabaab oo cadaysatay dhibataynta shacabka soomaaliyeed.
Dagaalka uu dhexeyaa shacabka degaanka Guullane iyo maleeshiyada shabaab ayaa Imaanay kadib markay uu dulqadan wayeen shacabka gawraca iyo ka been sheegida Diinta ee ay ku qarabtan Maleeshiyada Shabaab.
Intii uu socaday dagaalka ayaa waxaa gurmada kasoo garay Ciidanka Xoogga dalka oo ka war hayay gobah ay ku dhumaalaysanyeen Maleshiyada shabaab.
Ku dhawaada 15 ka tirsan Maleeshiyada Alshabaab ayaa lagu dilay dagaalka sakay ka dhacay magaalada Guullane ee Degaanka Aadan Yabaale ee gobolka Shabeellaha dhexe sida uu xaqiijiyay Taliyaha ciidanka Macawisleyda Axmed Dhegeey Xuurshoow ee isku Xilqamay sidi ay is kagag dulqadi lahayen haradiga Maleeshiyadka Shabaab.
Halkan ka Dhageyso; Codka Taliyaha
.