Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyaadka Nabad iyo Nolal diidka ah ee Al-shabaab iyo dad shacab ah oo dhacay Gobolka Hiiraan

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyaadka Nabad iyo Nolal diidka ah ee Al-shabaab iyo dad shacab ah oo dhacay Gobolka Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in dagaal sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac jira uu ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolkaasi,kaasi oo u dhexeeyay Maleeshiyad Nabad iyo Nolal diidka ah ee Alshabaab iyo dadka deegaanka.

Dagaalkaan ayaa ka dhacay Deegaanka Buqa-qable   oo ka mid ah deegaanada Gobolka Hiiraan kana mid ah Deegaanada Maleeshiyaadka Nabad diidka ah ee Al shabaab ku hayaan dhibaatooyinka Xooggan” inta la xaqiijiyay Dagaalka waxaa ku dhintay labo Ruux oo ah dhinacyadii dagaalamay.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

DFS oo ka warbixisay xaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

March 30, 2026
CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026

Wariyaha Warbaahinta Qaranka Ibraahim Maxamed Geedi oo ku sugan magaalada Baladweyne ayaa sheegay in isku dhacaasi uu ka dambeeyey kadib markii dadka reer mi’yiga ah ay ka biyo diideen codsi uga yimid Maleeshiyada Al shabaab ee ahaa in ay bixiyaan xoolo iyo dhalinyaro ay si qasab ah ku dagaal geliyaan.

Deegaanka Buqa-qable ayaa Qiyaastii  ahaantii wuxuu 90 KM dhanka Galbeed kaga beeganyahay magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Maleeshiyaadka Nabad iyo Nolal diidka ah ee Al shabaab iyo dadka deegaanka ayaa dhawaan dagaal khasaare dhaliyay ku dhexmarey deegaanno dhanka Galbeed kaga began magaalada Baladweyne kadib markii ay gubeen gaadiid ku rarnayd badeeco ganacsi,taasi oo ay dadka ka soo horjeesteen.

Shacabka Soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan ayaa ku baraarugay Dhibaatooyinka Guracan ee ay ku hayaan Dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Previous Post

Heshiis nabadeed oo laga gaarey colaadda ka taagan Suudaanta K/fureed

Next Post

Xidigaha Xulka Jubbaland oo ku guuleystay tartanka cayaaraha Maamul Goboleedyada

Next Post
Xidigaha Xulka Jubbaland oo ku guuleystay tartanka cayaaraha Maamul Goboleedyada

Xidigaha Xulka Jubbaland oo ku guuleystay tartanka cayaaraha Maamul Goboleedyada

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

FGS STATEMENT ON THE DEVELOPMENTS OF SOUTH WEST STATE

March 30, 2026
0

The Federal Government of Somalia has long sought to address the concerns of the South West State through measures intended...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

DFS oo ka warbixisay xaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

March 30, 2026
0

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay in muddo ah ku mashquulsaneyd in arrimaha Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed lagu xaliyo talo ay...

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn ah ayaa gaaray magaalada Baydhabo, ka dib markii ay waddada dheer...

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

March 30, 2026
0

Wafdiga ka socda Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, oo ay hoggaamineyso Guddoomiyaha Guddiga Dr. Maryam Qasim Axmed, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In