Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dalka Uzbekistan oo looga dhawaaqay baroor diiq loo sameeynayo geerida madaxweyne Islam Karimov

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Dalka Uzbekistan oo looga dhawaaqay baroor diiq loo sameeynayo geerida madaxweyne Islam Karimov
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dalka Uzbekistan ayaa looga dhawaaqay sadex maalmood oo baroordiiq ah kaddib markii uu shalay geeriyooday Madaxweynaha dalkaasi Islam Karimov oo ahaa 78 sano jir.

Islaam  Karimov ayaa dalka Uzbekistan xukumayay  muddo 25 sano ah, waxaana geeridiisa ku dhowaaqday gabar uu dhalay Lola Tilliyaeva iyadoo ku sheegtay boggeeda Instagram in uu geeriyooday aabaheed.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

February 24, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo adkaynaysaa hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka

February 24, 2026

Dowlada iyo Baarlamaanka dalka Uzbekistan ayaa sidoo kale xaqiijiyay geerida madaxweynaha  waxaana ay sheegeen in maanta lagu aasi doono magaaladii uu ku dhashay ee Samarkand .

Wadanka Uzbekistan ayaa ka mid ahaa dalalkii ka go’ay jamhuuriyadii Midowga Soofiyeeti sanadkii 1991kii waxana uu dalkan xuduud la leeyahay wadanka Afhganistan.

Dalka Uzbekistan ayaa looga dhawaaqay Sadex maalmood oo baroordiiq loo sameeynayo madexweynihii dalkaasi Islaam  Karimov,  Lamana oga cidda bedeli doonta Karimov isagoo markii shanaad loo doortay sanadkii hore inuu hogaamiyo dalkiisa illaa iyo sanadka 2020ka kadib markii uu helay inkabadan boqolkiiba sagaashan doorashada.

Karimov ayaa yaraantisii ku soo barbaaray agoonimo waxana uu ku dhashay magaalada qadiimiga ah ee Samarkand isagoo bartay cilmiga dhaqaalaha iyo farsamada injineeriyada. kaddibna waxa uu ku biiray xisbiga shuuciga

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

February 24, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie (Duchess of Edinburgh) oo ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo adkaynaysaa hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka

February 24, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay adkaynaysaa hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka, kana turjumaysa rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, iyadoo la ilaalineysa...

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

February 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah (NEOC) ku soo...

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

February 24, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed CXD ayaa fuliyay howlgallo amni oo qorsheysan oo ka dhacay deegaanno hoos yimaada degmada Raage Ceelle...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In