Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjiraha JFS u fadhiya Itoobiya oo kulan la yeeshay Wasiiru Dawladaha Ganacsiga dalkaas

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Danjiraha JFS u fadhiya Itoobiya oo kulan la yeeshay Wasiiru Dawladaha Ganacsiga dalkaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Itoobiya mudane Cabdullaahi Warfaa, ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Wasiiru Dawladaha Ganacsiga Itoobiya, Kassahum Gofe Balami, iyagoo ka wada xaajooday xoojinta xiriirka Ganacsi ee laba geesoodka ah ee ka dhexeeya labada dal iyo ka hor taga Ganacsiga sharci darrada ah.

Dhanka kale, Safiir Warfaa ayaa kulan kale oo muhiim ah la qaatay safiirka Jaamacadda Carabta u qaabilsan Midowga Africa iyo UNECA Dr. Walid Hamed Shiltagh, iyagoo ka wada hadlay in labada dhinac ay iskaashi ka yeeshaan arrimaha dhaqaalaha iyo maamul wanaaga, waxaana Ambassador Walid uu ballan qaaday inay Soomaaliya ku garab istaagayaan hanashada kursiga Golaha UNSC ee ay Soomaaliya u tartami doonto.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Previous Post

Ciidanka xoogga dalka oo fashiliyay qaraxyo ay dhigayeen maleeshiyaadka khawaarijta

Next Post

Afhayeenka Booliiska oo faafaahin ka bixiyay Hoobiyaashii saakay ku dhacay qeybo ka mid ah Muqdisho

Next Post
Afhayeenka Booliiska oo faafaahin ka bixiyay Hoobiyaashii saakay ku dhacay qeybo ka mid ah Muqdisho

Afhayeenka Booliiska oo faafaahin ka bixiyay Hoobiyaashii saakay ku dhacay qeybo ka mid ah Muqdisho

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In